Deeq A. Posted May 15, 2023 Saxafiyada caanka ah ee Bushaaro Baanday, ayaa la xaqiijiyay in lagu xidhay Wajaale. Bushaaro ayaa la sheegay inay safar dhinaca dhulka ah kusoo gelaysay Somaliland si ay u booqato qoyskooda. Ciidamada Taliska Korneyl Biixi ayaa afduubay lamana garanayo meel loola kacay. Weli ma cadda sababta loo xidhay. Source Share this post Link to post Share on other sites