Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo dib shaqada ugu fasaxday Juba Foundation

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Qorshaynta dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u caddaysay in ay dib shaqada ugu fasaxday hay’adda Juba Foundation.

Warqad ka soo baxday ku simaha Agaassimaha guud ee wasaaradda Qorshaynta Puntland Ubax Cabdirashiid Maxamed ayaa dib shaqada loogu fasaxay Juba Foundation.

Juba Foundation ayaa kamid ahayd dhawr hay’adood oo dhowaan wasaaraddu sheegtay in ay rukhsaddii shaqada kala noqotay.

JUBA.jpg?resize=720%2C1018&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland oo dib shaqada ugu fasaxday Juba Foundation appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this