Deeq A. Posted May 15, 2023 Wasaaradda Qorshaynta dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u caddaysay in ay dib shaqada ugu fasaxday hay’adda Juba Foundation. Warqad ka soo baxday ku simaha Agaassimaha guud ee wasaaradda Qorshaynta Puntland Ubax Cabdirashiid Maxamed ayaa dib shaqada loogu fasaxay Juba Foundation. Juba Foundation ayaa kamid ahayd dhawr hay’adood oo dhowaan wasaaraddu sheegtay in ay rukhsaddii shaqada kala noqotay. PUNTLAND POST The post Puntland oo dib shaqada ugu fasaxday Juba Foundation appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites