Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Turkiga & Hogaamiyaha Mucaaradka oo ka hadlay Natiijadii ugu danbaysay ee Doorashada & Halka loo jiheeyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxwayanaha Dalka Turkiga Rajeb Dyib Erdogan ayaa sheegay Inuu diyaar u yahay inuu wareeg labaad galo, sidoo kalena waxa uu sheegay inuu ixtiraamayo codka  dadwayanaha, Hogaamiyaha Mucaaradka ayaa isaguna dhinaciisa sheegay inuu diyaar u yahay inuu galo tartan labaad oo dhex mara Madaxwayane Erdogan.
Doorasahda Dalka Turkiga ayaa noqonaysa Doorashdii ugu adkayd ee dhacda sanadka 2023 dunida oo dhan taasi oo si weyn loogu dheg taagayay guud ahaan Caalamka inkastoo doorashdani lagu kala baxayo wareega labaad ayaa hadana dhinaca kalena guushu ku xidhnaan doontaa cida uu raaco hogaamiyaha kaalinta saddexaad galay ee Ogan.
Erdogan (AKP) 49.42%
Kilicdaroglu (CHP) 44.95%
Ogan (ATA Alliance) 5.20%
Ince (Homeland Party) 0.43%
345917958_6089668294402783_7334652567689
347251244_923355652225441_61484491719751

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this