Kamaavi Posted February 16, 2010 Warar hordhac ah oo naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in haatan ay dagaalo ka socdaan magaalooyinka Dhoobleey iyo tuulada Diif KismaayoNews oo warkan ka heshey illo xog-ogaal ah oo gobolka ku sugan ayaa sheegaya in waqti xaadirkan oo saacadu geeska Afrika tahay 4 saac habeenimo ay socdaan dagaalada Dhoobleey. Dagaalka diif maanta ayuu biloowdey waxayna wararka sheegayaan in garab ka mid ah uu ku awood roonaaday dagaalka Dagaalka waxa uu dhexmarayaa Alshabaab iyo Xisbul Islaam oo uu hogaaminayo Sh. Axmed Madoobe, wararka aan heleyno waxay sheegayaan in Alshabaab ay qaaday dagaalka Diif, dib ayaana loosoo celiyey sida aan ku heleyno wararka, dagaalkii Diif ee maanta ayaa kusoo faafay Dhoobleey sida aan ku heyno warar ilo wareedyo gobolka ku sugan ay noo xaqiijiyeen Dhanka kale degmada Afmadoow ayaa caawa waxa ka dhaqangalay bandow lama filaan ah oo loo maleeynayo in uu yahay dagaalada dartood, goobihii ganacsiga ayay ciidamada Alshabaab kasoo ceeyriyeen dadkii ku ganacsanayay kuna amreen in ay si dhaqso ah u xiraan. Wixii faahfaahin ah kala soco KismaayoNews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 16, 2010 ^^mintid fara yar mirihii battaa kama macaashaane soo maahayn, ahmed madoobe taag loo waa diidyey inuu guul darro qaatto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted February 16, 2010 Waxa waalan dagaalka wuu inoo soo dhoweynaayaa. Mar haduu Diif soo gaarsiiyey, then Liboi iyo meelahaas ma foga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 16, 2010 Originally posted by xiinfaniin: ^^ mintid fara yar mirihii battaa kama macaashaane soo maahayn, ahmed madoobe taag loo waa diidyey inuu guul darro qaatto Ahmed diide dhuluu leeyahay in loogu taliyo libaax weeye aaan la waabine Labada daan Caanoole miduun ku sheeg? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shaakirullaah Posted February 17, 2010 More like a cowardly hyena I'd say.. On a serious note; What happened is that the mujahideen attacked and took Diif. Diif over time became a kind of last location to gather for militia loyal to Ahmed Madobe who himself is hiding in Kenya at the moment. From there he has been trying to encourage them and urging them to wait for the planned offensive against the Juba Regions. However, those who stayed behind in Somalia had become impatient and were having serious doubts about how, when and if Ahmed Madobe would fulfill his commitments. Out of boredom and despair, these militias began to harass the local businessmen and to bother the people. You can guess the rest. Quote Share this post Link to post Share on other sites