Sign in to follow this  
General Duke

UAE accepts only the TFG passport, another setback for anti-unity groups

Recommended Posts

Dawlada Imaaraadka Carabta oo si rasmi ah u ogolaatay inay ciqaamadaha dadka haysta oo ku nool dalkeeda usaarto Passportka cusub ee Dawlada Federaalka.

 

Oct 04, 2007 By:

 

Dubai (Jidbaale.com) Dawlada Isutaga imaaraadka carabta oo markii ugu horaysay si rasmi ah ugu ogolaatay dadka somalida ah ee ku nool dalkeeda haystana ciqaamadaha inay u saarto dadka somalida ee haysta Passporka cusub ee Dawlada somalidu hada soo daabacday ee lagu magacaabo EPassport iyadoo sidoo dadka somalida ee ku nool wadanka Imaaraadka carabtu ay maalmahan ku mashquulsan yihiin saarashada ciqaamadaha Passporka cusub.

 

Dawlada imaaraadka ayaa sidoo kale sheegtay inay dhawaan farixi doonto in Visada dal ku galka lagu soo saaro Passporka cusub iyadoo ay noqonayso wajiga labaad arinta Visaha lagu saarayo Passporka cusub oo ah mid siwayn usoo jiitay wadamada caalamka.

 

Dawlada UAE ama isu taga imaaraadka carabta ayaa ah dawlada ugu muhiimsan oo ay ku xiran yihiin dhamaan ganacsatada somalida iyo guud ahaan umada somalida iyadoo arimaha ganacsiga,Caafimaadka, iyo shaqooyinka yar yarba ay somalidu u aado dalka imaaraadka carabta.

 

Xigasho Abdi Maxamed seeraar

 

Warqabadka shabakadda allmudug.org

 

Dubai Email: serar77@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Indeed..some older news for those in the North-West. who would like to travel.

 

pass.jpg

 

Xafiiska laga baxsho baasaborada oo laga furay Laas- caano

 

Bosaso, Somaliya (Calanka.com) 20-Sebtember-2007

 

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa laga furay Xaafiiska Waaxda Socdaalka iyo Bixinta Jinsiyadaha ee dowlada faderaalka ee Soomaaliya.

 

Munaasabad balaaran oo lugu furayo Xaafiiskaasi ayaa ka dhacay Goobta cusub ee la filayo in ay noqoto Xarunta Cusub ee xaafiiskaasi waxaana ka soo qeybgalay wasiiro ,wasiiro kuxigeen ,Waxgaradka gobalka Sool iyo Maamulka gobalka iyo dadweyne fara badan.

 

Xafladan lagu furayo Xafiiskan ayaa waxaa ka so qayb galay Masuuliyiin ka socotay Maamulka Punt land, Maamulka Gobolka Sool,Madax Dhaqameedka Iyo Dadweyne Fara badan oo u soo daawasho tagay sidii ay u arki lahaayeen Bassaporkan Cusub.

 

Ka Dib hadaladii ay masuuliyiintu ay ku soo dhaweenayay bassborkan ayaa waxaa hadalkii qaatay Agaasime kuxigeenka hogaanka socdaal iyo jinsiyadaha ee dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Cabdi Bare Yuusuf Jibriil oo si weyn uga faalooday hababkii kala duwanaa ee loo soo maray furitaanka xafiiskan oo uu sheegay mid muhiim u ah dadka Gobolka loona bahan yahay dadka in ay qaataan bassaborka si buu yiri uu safarkooda dibada uu ugu fududaado.

 

Agaasime kuxigeenka hogaanka socdaal iyo jinsiyadaha Cabdi Bare Yuusuf Jibriil waxaa uu yiri (Qof kasta oo muwaadin ah waxaa looga baahan yahay in uu qaato bassaporkan) waxaana uu intaa sii daba dhigay agaasimuhu in bassaborkii hore uu dhacay lana joojiyay uuna shaqeenayo oo kaliya kani loona baahan yahay in ay shacabku qaataan isaga oo ku tilmaamay bassaborkan mid casri ah.

 

Laascaanood ayaa ku soo biirtay magaalooyinka fara ku tiriska ah ee leh bassaborka xafiisyadiisa iyada oo ay pun tland ay hore uga furnaayeen Magaalooyinka Bosaso,Garowe Iyo Galkacyo.

 

Mahamud Said Salad

askar75@hotmail.com

Bosaso, Somalia Punt land

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. LA is were my kinsmen reside and the heart of the dervish struggle against the British.

 

I wonder why you claim, people who dont want your secession and who's fathers fought against yours while you was serving the British?

:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer I feel sorry for you, you have gone so low as to belive your own lies. The people of SOOL have welcomed Puntland and TFG leaders, while they welcomed Riyaale with bullets.

 

I do like the fake smile.

 

Make sure you mention Duke or Sophist when you get to LA for the TFG passport a disount maybe in it for you.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

LoL, 300 Dirhams and I can get you a passport JB, just email me your passport pics and the old man at the 'consulate' here in UAE will turn it around pretty sharpish what do you think?

 

Maybe Duke wants one aswell.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooool ,, i've my Somaliland one and don't need this ethiopian passport (e-passport) .... duke needs one just to keep it in his pocket and feel so great ! ! :D

 

 

I think that is a booming business niyow ,, get me a visa and will charge people 400 ,,, we'll have extra 100 on each. Now imagine the benefits :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this