Deeq A. Posted May 15, 2023 Waa sawirka ugu hadal-haynta badan Doorashada Turkiga – Haweeney goobta cod-bixinta timi, iyada oo ay ku rabbian tahay neefta Oxygen. waxa yt go’aaminaysaa mustaqbalkeeda iyada oo ku sugan xaalad adag. Soomaalida goormee gaadhaysaa heer ay sidaas u fahanto dimuqraadiyadda? Qaran News Share this post Link to post Share on other sites