Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirka ugu hadal-haynta badan Doorashada DalkaTurkiga

Recommended Posts

Deeq A.   
Waa sawirka ugu hadal-haynta badan Doorashada Turkiga – Haweeney goobta cod-bixinta timi, iyada oo ay ku rabbian tahay neefta Oxygen. waxa yt go’aaminaysaa mustaqbalkeeda iyada oo ku sugan xaalad adag.
Soomaalida goormee gaadhaysaa heer ay sidaas u fahanto dimuqraadiyadda?
May be an image of 9 people

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this