Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad colaadeed oo ka aloosan magaalada Ceerigaabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Xiisad colaadeed ayaa sida lagu soo warramayo ka taagan magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag.

Iska hor-imaad hubaysan oo xalay ka dhacay Ceerigaabo ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh sida laga soo xigtay dadka degaankaas.

Iska hor-imaadka ayaa dhexmaray ciidamada Somaliland iyo qayb kamid ah dadka degaanka oo ka horyimid in xuska 18-ka May lagu qabtay Ceerigaabo.

Xiisadda ayaa weli taagan waxaana qayba kamid ah magaalada laga dejiyay calanka Somaliland iyadoo la saaray calanka SSC-Khaatumo.

PUNTLAND POST

The post Xiisad colaadeed oo ka aloosan magaalada Ceerigaabo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this