Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland oo ka hadlay shaqaaqo xalay ka dhacday  magaalada Ceerigaabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay shaqaaqo kooban oo ka dhacday  magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in hadda xaalada nabadgelyo ee magaaladu degan, waxaanu mudanayaasha u sheegay inay si dhaw ula socdaan arrinta ka soo cusboonaatay Magaalada Ceerigaabo.

Waxa uu bulshada Ceerigaabo ka codsaday inay nabadgelyada ilaaliyaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this