Sign in to follow this  
Deeq A.

Culimada S/land Oo Ka Digtay Dembiyo Ka Dhasha debaal Degyada 18 May

Recommended Posts

Deeq A.   
Culimada Oo Ka Digtay Dembiyo Ka Dhasha debaal Degyada 18 May
Khudbadii Jimcaha maanta 18 May ayey Culimadu kaga Hadleen intooda badan, Waxa ay ka digayaan in Ilaahay lagu caasiyo oo aanay Dhalinyarada dhaqanno xun samayn isna dhex gelin.
Si gaar ah waxa ay culimada qaar ugu dheraadeen isku soo baxyada habeenimo, ee ka dhaca Khayriyada Hargeysa, Waxa ay culimadu ugu baaqeen inay shareecadda Islaamka Ilaaliyaan oo aanay dambi ku dhicin.
May be an image of monument

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this