Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somalia oo Khudbadii Jimcaha Masaajidka Madaxtooyada kaga hadlay Arrin Xasaasiya

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh ayaa maanta khudbaddiisii jimcada ee maaaajidka madaxtooyada si adag mar kale ugaga hadlay musuqmaasuqa, isaga oo sheegey in ruuxii lagu helo musuqmaasuq aan la sii daynayn – Todobaadyadan madaxda DFS ayaa kaa hadlaysay musuqmaasuq.
May be an image of 2 people, dais and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this