Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Biixi oo Masuul ka tirsanaa Xukumadiisa Xilkii ka qaaday,Kuwo kalena magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Somaliland ayaa xilkii ka qaaday Badhasabkii Gobolka Gabilay Cabdiqani Jiidhe oo ka soo jeeday Gobolka Sool.
Cabdiqani ayaa ka mid ahaa Masuuliyiinta Sool ka soo jeeda balse la mowqidka ahaa Somaliland ee ka soo horjeeday Mowqifka Bulshada uu deegan ahaan ka soo jeeday.
May be an image of text
mb-1.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this