Sign in to follow this  
Deeq A.

Reer Awdal Waan Garab galay, Nasiib Darro se Tolkay waxaan u taray iguma abaalmarin ee nin cusub oo Musharax ah ayay codkii siiyeen

Recommended Posts

Deeq A.   
“ Anigaa qirsan in reer Awdal Somaliland hagratay , Reer Awdal Waan Garab galay, Nasiib Darro se Tolkay waxaan u taray iguma abaalmarin ee nin cusub oo Musharax ah ayay codkii siiyeen, may odhan Madaxweynuhu isaga jooga ee Codka siino oo karamadiisa ilaalino.
Xukuumadan Muuse Biixi ee aan ka tirsanahayna Reer Awdal wax way ka dhiman yihiin, Reer Awdal se way ka qatan yihiin Horumarka Xukuumada Kulmiye ay samaysay 13 Sanno ee aan ka tirsanaa, Xukuumadii Riyaalena way qadisay oo waxba ma siinin.”
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici.
May be an image of 1 person and dais

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this