Sign in to follow this  
General Duke

Oslo: Puntland delegation meet Norwegian government

Recommended Posts

Oslo: Wafdi ka socda Puntland oo la kulmay Xoghayaha arimaha dibada ee dowladda Norwayd uqaabilsan Africa.

30. juni 2009

 

Oslo(AllPuntland)- Prof. Maxamed Jaamac Salaad oo ah Hormuudka Jamaacada Puntland State Univercity iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Norway, waxa ayna wafdigan todobaadyadii ugu dambeeyey booqanayeen dalalka Yurub qaar ka mid ah.

 

Wafdiga Prof-ka ayaa la kulmay xalay Xoghayaha arimaha dibada ee dowladda Oslo uqaabilsan Amuuraha Africa oo ay ka wada xaajoodeen xaaladaha kala gedisan iyo xiriirka Garowe & Oslo, ayagoo isla soo qaaday xaalado kale oo ay ku jiraan arinta murugsan ee Soomaaliya.

 

Mid ka mid ah xubnaha wafdigan oo lasoo hadlay APL ayaa sheegay in ay usheegeen Xoghayaha arimaha Africa sidii wax looga qaban lahaa burcad badeeda ka jirta Xeebaha dalka Soomaaliya iyo iskaashiga labada Maamul ee Puntland & Norwayd, isagoo tibaaxay in ay isku afgarteen in ay yeeshaan labada maamul xiriir joogto ah.

 

Prof. Maxamed Jaamac Salaad ayaa usheegay APL in ay waxyaabo badan ka wada hadleen sarkaalkaas, isagoo tibaaxay in ay isla soo qaadeen xaalka murugsan ee Soomaaliya oo usheegay in ay dowladda Norwayd dooneyso in ay howsha Soomaalidu noqoto mid danaheeda ka tashata.

 

Sidoo kale Wafdigan ayaa la kulmay Jaaliyada Puntland ee dalkaasi Norwayd oo ay kala hadleen sidii ay maalgashi ugu sameyn lahaayeen deegaanada Puntland oo ubaahan in dhaqaale loo huro.

 

Booqashada wafdigan ayaa socon-doonta waxa ay horay usoo mareen dalka Talyaaniga oo ay kaga qeybgaleen shirweyne looga hadlayay arimaha Burcad Badeeda iyo shirar kale oo khuseeyey xaalada Soomaaliya, ayagoo matalaya dowlada Puntland, todobaadkan dhamaadkisana waxa ay ku sii jeedaan dalka Sweden oo ay sidoo kale la kulmi doonaan Madaxda Wasaarada arimaha dibada & Jaaliyadaha Puntland.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

No, I am bothered by your preoccupation with the meanigless. At a time all Somali's are fighting hard the dangerous divisive tendencies of SNM in the north, you tend to wander with mareketing of another tribal entity. And that defeats the bigger purpose.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

No, I am bothered by your preoccupation with the meanigless.

What nonsense, the peace and development of 1/3 of Somalia and 3 million Somali’s is not meaningless. Puntland is a peaceful successful region that was built by its people. The most neglected regions of Somalia since independence have found their own way. Your envy and clan hatred towards Puntland and its people has been in evidence for a while. The truth is you need to do something tangible for Somalia instead of meaningless utterances and bravado. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Puntland is not 1/3 of Somalia and the population size is not 3 million. But that is a side issue. Especially now that Las Anod is part of Somaliland. Instead of ululating for the miasmic visit of a representative of a non-entity to the land of the white, you should perhaps have done something to bring the size of your beloved people to what you dream of it to be. By at least doing something about the part that is taken by force. You will chant I am spreading Fitna but I was only providing a technical solution to acheive your megalomanic aspirations and size.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

Puntland is not 1/3 of Somalia and the population size is not 3 million. But that is a side issue.

:D

 

As ever you are just angry and in denial, Puntland states importance is only in the doubt of a few envious Somali’s, even the great powers have realized that peace in Somalia one has to talk to the state that matters. As for Las Anood and force, our brothers in NW have many issues on their plate with Riyaale for us to compound it, the issue of LA will be solved hopefully, peacefully, fighting is a last resort and if and when it comes it won’t be too much. Puntland ideas and politics are changing with every new admin, the admin of Faroole concentrating on development and social issues. Thus A&T compare the irrelevance of what you support to the reality that is Puntland state of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this