Deeq A. Posted May 10, 2023 Waxa Somaliland ku soo badanaaya baryahani danbe dalxiisayaasha ka kala imanaaya daafaha caalamka kuwaasi oo hore u booqan jiray godadka taariikhiga ah ee Laas Geel iyo Dhagax guure, waxana hada aad u soo badanaaya dalxiisayaasha xiisaynaaya booqashada Buurta Daallo oo ah good muchiso ah sawradani how’s yaalaa waa dalxiiayaal Dushanbe uga baxay buurta Daalolo isla markaasina ay ka hooseryasn Daruurahu Qaran News Share this post Link to post Share on other sites