Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi oo maanta kulan la yeeshay guddida Doorashooyinka Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Biixi, ayaa maanta kulan la yeeshay guddida Doorashooyinka Somaliland. faahfaahin rasmiya lagama bixin natiijada kulanka balse wararka qaar ayaa sheegaya in madaxweyne Biixi, xubnaha guddida u sheegay in uu diyaariyay lacagtii Doorashada loona baahan yahay in hawlaha doorashada ururrada ay dedejiyaan.

Xubnaha guddida ayaa wararku sheegayaan in madaxweyne ay u sheegeen in marka hore loo baahan yahay isfaham dhexmara daneeyaasha Doorashada si ay iyaguna u soo saaraan jadwal doorasho oo rasmiya.

Madaxweyne Biixi, waxa uu doonayaa in doorashada ururradu soo horrayso halka xisbiyadu mucaaradku doonayaan in la qabto doorashada madaxtooyada.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this