Deeq A. Posted May 10, 2023 Waxaa habeen hore lagu dilay magaalada Copenhagen ee dalka Denmark nin Soomaali ah oo lagu magacaabay Rabiile Shire Xuseen, kaasi oo da’diisu ay aheyd 48 jir. Booliska Copenhagen ayaa sheegay in ay laba qof u qabteen dilkan oo loo adeegsaday mindi. Source Share this post Link to post Share on other sites