Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin soomaali ah oo lagu diley dalka Denmark.

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa habeen hore lagu dilay magaalada Copenhagen ee dalka Denmark nin Soomaali ah oo lagu magacaabay Rabiile Shire Xuseen, kaasi oo da’diisu ay aheyd 48 jir.

Booliska Copenhagen ayaa sheegay in ay laba qof u qabteen dilkan oo loo adeegsaday mindi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this