Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Cimraan Khaan oo xabsiga loo taxaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Raysal wasaarihii hore ee dalka Pakistan ayaa xabsiga loo taxaabay xilli uu maanta ku sugnaa maxkamadda sare ee dalka Pakistan oo ku taalla magaalada caasimadda ah ee Islamabad.

Cimraan Khaan oo 4 sano raysal wasaare ka soo ahaa dalka Pakistan ayaa dhowaanahan wajahayey eedo iyo dacwado ay xukuumaddu dhibbane ka tahay balse laammaha ammaanku waxa hore uga dhicisoobay isku dayo la doonayey in jeelka cagaha loogu dhigo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this