Sign in to follow this  
General Duke

Clan courts desperate for a way out of their JIHAD?

Recommended Posts

Maxkamadaha oo gogol dib u heshiisiin ka furaya Muqdisho

 

Mogadishu 04, Nov.06 ( Sh.M.Network) Golaha Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa sheegay in gogol nabadeed oo ay isugu imaanayaan dhinacyada dowladda iyo Maxkamadaha islaamka Somalia ay ka furayaan magaalada Muqdisho, xilli ay burbureen wada hadaladii nabadda ee magaalada Khartoum.

 

Shir Jaraa'id uu shalay ku qabtey magaalada Muqdisho Madax waaxda dacwada iyo warfaafinta golaha maxkamadaha islaamka Somalia ayuu ugu baaqay inta samaha jecel ee dooneysa samata bixinta umadda Soomaaliyeed in ay ka soo qeybgalaan kulan nabadeed oo lagu dhameynayo khilaafka ka dhex aloolsan dowladda KMG ah iyo golaha maxkamadaha, kaasoo lagu qabanayo magaalada Muqdisho.

 

Muudee oo ka jawaabayay sida ay suurto gal ku tahay in dowladda ay ka aqbasho baaq ay u jeediyeen ayaa waxa uu sheegay in gogoshaasi ay dhigayaan caasimadda, hadii ay diidaana Madaxda dowladda ay la heshiinayaan xildhibaanada iyo xubnaha kale ee dowladda.

 

Iyadoo arimnkaasi uu ka soo yeeray Maxkamadaha islaamka somalia ayaa dhinaca kale shalay shir jaraa'id uu ku qabtey magaalada Nairobi Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan waxa uu ka sheegay in uu imaanayo magaalada Muqdisho si uu u baajiyo dagaal dhiig badan ku daata oo dhex mara dowladda iyo Maxkamadaha islaamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shir Jaraa'id uu shalay ku qabtey magaalada Muqdisho Madax waaxda dacwada iyo warfaafinta golaha maxkamadaha islaamka Somalia ayuu ugu baaqay inta samaha jecel ee dooneysa samata bixinta umadda Soomaaliyeed in ay ka soo qeybgalaan kulan nabadeed oo lagu dhameynayo khilaafka ka dhex aloolsan
dowladda KMG ah iyo golaha maxkamadaha, kaasoo lagu qabanayo magaalada Muqdisho.

The TFG they say has no power, that they declared a Jihad on and now they want a peace talks in the 24th hour? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this