Sign in to follow this  
Deeq A.

Reer Boorama oo Jabasaday Bakhaaradii Shirkada SBI-Cocola,Bililiqeystayna wixii yaallay

Recommended Posts

Deeq A.   
Dadkii boorama ayaa jabsaday bakhaarkii kaydka sharaabka ee SBI Cocola waxana aay boobeen biyihii iyo keesaskii sharaabka iyo caanihii Lis , sidoo kale waxa loo daatay xafiiska shirkada Socdaalka ee bari iyo galbeed , xafiiskii telesom iyo dahabshiil kuwaas oo kuraasidii iyo qalabkii yaalay dadku gurteen .
345578793_706578247937711_11629586255090
345450046_228442016456378_49007263435785
345600632_787066482715397_37366668242290
345450006_3423891121208545_1419063707729
345636693_918818159422708_73802433128624

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this