Deeq A. Posted May 8, 2023 Ugu Yaraan 6-Ruux oo dhaawac ah ayaa lagu dabiibayaa qaybta Emergency-ga Cusbitalka Guud Ee Boorama, kadib mudaharaad saaka ka dhacay Halkaas. Hoos ka eeg dhaawaca Dhaawac tiro badan ayaa jira , wadooyinka waxaa hada laga qaaday wiil dhalinyaro ah oo xabadu kaga dhacday dhuunta ilaa afka , ciidanka ayaa rasaas u adeegsaday Dadkii mudaharaadka waday . Wiilkan waxaa ku dhacday rasaasta ciidanka somaliland ku ridayaan shacabka mudaharaadaya ee magaalada boorama . waxay iga dhigeen curyaan ,aabahay ma noola ” waa ereyada aay ku barooranayso gabadhan oo gaadhi ay leeyihiin ciidamada somaliland ku jiidhay boorama , mudaharaad xoogan ayaa wali ka socda magaalada boorama . Qaran News Share this post Link to post Share on other sites