Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada Milateriga Somaliland oo dil toogasho ah ku xukuntay Askari dilay…..

Recommended Posts

Deeq A.   
Maxkamadda ciidanka milatariga Somaliland darajadeeda koowaad ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Dable Axmed Cabdi Cabdillaahi oo Arbacadii toddobaadkii hore magaalada Lawyocaddo ku dilay Taliye Khadar Maxamed Caynaanshe oo ay ka wada tirsanaayeen ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland.
No photo description available.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this