Sign in to follow this  
Deeq A.

Maayirka Burco Cabdirisaaq Herro oo la doodaya Xildhibaanada ku mucaaridka ah ee golaha deegaanka kala tirsan.

Recommended Posts

Deeq A.   
Maayirka Burco Cabdirisaaq Herro oo la doodaya Xildhibaanada ku mucaaridka ah ee golaha deegaanka kala tirsan.
“Walaaladayda Xildhibaanada ah kama hayo garabkii aan siin lahaa Anoo xildhibaan ah,
Laakiin waxay labadaa sanno wadeen in ay dadka kiciyaan, Iyagu qashinka soo sawiraan, in ay iyagii na mucaaridaan, in ay warbaahinta naga idhaahaan waa Tuug iyaga oo aan wax cadayn ah noo haynin, Shacabkii qurbojooga ahaa in ay niyada jabiyaan, in ay reer burco kala qaybiyaan, In qaadhaankii nala siin lahaa ay naga dhooqeeyaan”
May be an image of 1 person, newsroom and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this