Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidankii Beesha Warsangeli kaga harsanaa Somaliland oo ku biiray Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1683456126010.jpg?resize=720%2C54

Ciidankii u danbeeyay ee Beesha East Sanaag Clan kaga harsanaa ciidamada Somaliland ee laga xukumo Taliska Ceerigaabo ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray Ciidamada Puntland.

Ciidankan oo ay hoggaaminayaan Gaashaanle dhexe Cabdicasiis Giigi iyo Gaashaanle Maxamuud Buurmadow ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Xingalool.

Abbaan-duulaha guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto Xuseen Dheere ayaa si rasmi ah ula wareegay ciidankan waxaana uu ballan qaaday in loo dhammaystirayo xuquuqda iyo mushaharkooda.

PUNTLAND POST

The post Ciidankii Beesha East Sanaag Clan kaga harsanaa Somaliland oo ku biiray Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this