Sign in to follow this  
Deeq A.

Dacwadda Kalluumeysato Ajaanib ah oo Maxkamdda Gobolka Banaadir Loo Gudbiyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda 36 eedeysane oo ajaanib ah kuwaasi oo ku eedeysan kalluumeysi sharci darro ah, waxaana uu Maxkamadda gobolka ka codsaday in lasoo muddeeyo dhageysiga dacwadoodda, Kalluunkii lagu qabtay ayaa dhowaan Maxkamaddu ay dib u iibisay.

May be an image of text

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this