Sign in to follow this  
Deeq A.

Boqor Charles oo Loo Caleema Saaray Boqornimada Ingiriiska

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka Ingiriiska waxaa Sabtida maanta ah lagu caleemasaaray Boqor Charles-Sadexaad iyo xaaskiisa, Boqorad Consort Camilla. Waa caleemasaarkii boqortooyo ee u horreeyey ee lagu qabto Britain muddo 70 sano ah.

Boqorad Elizabeth II, oo sanadkii hore geeriyootay ayaa ahayd boqoraddii u danbeysay ee taajka boqortooyo loo caleemo saaro. Charles oo 74 jir ah ayaa boqor noqday ka dib dhimashadii hooyadiis Queen Elizabeth II

Boqor Charles ayaa xukunka boqornimada ka dhaxlay hooyadiis Elizabeth IIoo  bishii September geeriyootay, waxaana ay aheyd haweeneydii ugu waqtiga dheereed boqortppyada dalkaas, iyada oo kursiga joogtay 74, waxaana ay geeriyootay da’da 95 sano Elizabeth II.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this