Sign in to follow this  
Deeq A.

Deegaankaygii ayaan talo kula noqon doonaa Haddii la ii diido fadhiga Golaha wakiilada

Recommended Posts

Deeq A.   
Deegaankaygii ayaan talo kula noqon doonaa Haddii la ii diido fadhiga Golaha wakiilada.
Golihii xoog, afduub iyo qabyaaladba lagu haystaa.” waxaa sidaas yidhi Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.
Cabdikariin Axmed Mooge waxay leeyihiin Madaxwayne ayaanu ka dhigaynaa, hadana waxa lagu aamini waayay qandaraaskii Suuqa waaheen”……… Xildhibaan Maxamed Abiib
May be an image of 1 person

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this