Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somalia oo weerar Afka ah ku qaaday Siciid Deniga Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh ayaa maanta masaajidka Villa Somalia ka soo dhaliiley madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, isaga oo durey qaabka uu u wajahayo doorashooyinka qof iyo cod.
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa sheegey in aan laysku raacsanayn doorashooyinka xilligan, isaga oo ka digay in nidaamkii 24-ka sanno Puntland ay ku soo caano-maashey uu ku burburi karo 24 maalmood gudahood, haddii buu yidhi, ay madaxda maamulku iskudaydo hannaan aan heshiis lagu ahayn.
No photo description available.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this