Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Qof oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Caawa Ka Dhacey Waddada U Dhaxeysa Wajaale Iyo Kalabeydh

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle Hawnaxariistee Laba Qof Ayaa Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacey Wadada U Dhaxeysa Wajaale Iyo Kalabeydh, Halka Sadex Qof oo Kale Ay Ku Dhaawacmeen, Kuwaasi oo La Geeyay Cusbitaalka Wajaale Laguna Dabiibayo Xaaladooda Alle Haw Boogo Dhayo

Shilka Ayaa Dhacey Kadib Markii Sadex Gaadhi Ay Isku Dhaceen Oo Mid Ka Midi Ay Ahayd iskorogo Wadada Taalay.

Labada Marxuum Ayaa La Keenaya Cusbitaalka Gabiley Alle Hawnaxariiste..

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this