Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Ganafka ku dhuftay Qandaraas Xukumada Muuse Biixi Bixisay

Recommended Posts

Deeq A.   
Suuqa Waaheen maamulidiisa iyo dib u dhiskiisaba waxa iska leh Dawlada Hoose Ee Hargaysa. Dawlada Hoose ayaana xaq u leh shirkadii u qalanta in ay u dhiibto.
Waxii aan intaa ahayna waa xadgudub sharci iyo gacan togaalayn masuuliyadeed.
Waaheena dadkii daganaa way joogaan.
D.H.H waa in faraha looga qaado si aanu u dhisno suuq aan Africaba ku oolin.”
Xil. Yaasiin Cumar Yare
Golaha deegaanka Hargeysa .
345030100_969376634249010_30410070755969
345025968_630936685606560_46350433264866

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this