Sign in to follow this  
MoonLight1

An organisation called ARS codemns the killing of Col Hashi.

Recommended Posts

ARS Casmara oo wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxii Cumar Xaashi lagu dilay.

 

 

Asmara,23 June 2009 Waagacusub Media.

 

Xoghayaha xaquuqu insaanka iyo baarista danbiyada dagaalka Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahin Dheere) ayaa wax laga xumaado ku tilaamay qaraxii lala beegsaday Col. Cumar Xaashi Aadan oo ahaa Wasiirka amniga Qaranka Somalia.

 

 

Listen Radio1 Radio2 Radio3 Radio4 Radio5 Radio6 Radio7 Radio8 Radio9

 

 

Ibraahin dheere oo xiriir la soo sameeyaya Waagacusub ayaa u sheegay in aan loo baahneyn in gof magac iyo mamuus ku leh bulshada dhaxdeeda in loo dilo fakirkiisa

 

" Anigu shaqsiyan ma aqoonsani dowladda Shariifka hasse yeeshee igama degeeyso in waxgalka Soomaaliyeed ee ka mida la dilo,tani waa waxaan diin ahaan iyo dhaqan ahaanba ka turjumeeyn"ayuu yiri ibraahin dheere

 

Cumar Xaashi wuxuu ahaa nin an daris ku aheyn dagmada Beledweyne gaar ahaan xaafada howlwadaag inta aan ka aqaan Cumar Xaashi waxuu ahaa nin xitraam badan aadna looga jecel yahay dagmada beledweyne oo mar ka ahaan jiray gudoomiyaha dagmada,Cumar Xaashi darisnimo ka sakow waxuu saaxiib la ahaa Aabaheey"ayuu hadalkiisa ku koobay Xoghaye Ibrahim Dheere.

 

waagacusub.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

What a fetish name they have. Its been almost a week since the bombings and they just condemned it today, have they been calculating what the consiquances would be all along.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this