Sign in to follow this  
Deeq A.

Markabka Tritex Glory oo markii u horraysay ku soo xirtay dekedda Garacad

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1683180507774.jpg?resize=720%2C40

Markabka Tritex Glory ayaa shixnadii u horreysay keenay dekedda Garacad ee gobolka Mudug , iyadoo qorshaha uu yahay labadii toddobaadba inuu mar ku soo xirto dekedda Garacad.

Wuxuu Tritex Glory , ka mid yahay maraakiibta ugu caansan ee kunteenarada qaada ee muddada kooban dalka ku soo gaarsiiya shixnadda kala duwan ee laga soo dejiyo dekeddaha Soomaaliya , oo ay hadda ka mid noqonayso dekedda Garacad.

Maamulka dekedda Garacad ayaa sidoo kale xaqiijiyay in dhawaan maraakiib ay leeyihiin shirkadaha ugu caansan ee xamuulka qaada in ay ku soo xiran doonaan dekedda Garacad.

PUNTLAND POST

The post Markabka Tritex Glory oo markii u horraysay ku soo xirtay dekedda Garacad appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this