Sign in to follow this  
Deeq A.

Safaarada Soomaliya ee Addis Ababa ayaa Maanta Hargeysa u soo dirtay Dhalinyaro Ku Xanibnaa Dalka Suudan

Recommended Posts

Deeq A.   
Safaarada Soomaliya ee Addis Ababa ayaa Maanta Hargeysa u soo dirtay Dhalinyaro Ku Xanibnaa Dalka Suudan oo Dawlada Soomaliya ay ka shaqaysay sidii loo soo qaadi lahaa.
Sii haya Safiirka Soomaliya ee Itoobiya Marwo Ayaan Maxamuud Sheekh Xaamud ayaa ku soo sogootisay Dhalinyaradaas Madaarka Bole Internationaal ee Magaalada Addis-ababa iyagoo isla maanta gelinkii hore Hargeysa soo gaadhay Dhalinyaradaasi.
345046138_603451378186905_24468087723117
344800561_187801327495183_90909756216632
344567896_936352190824446_69771524381061
344764253_1416653855802835_4960155674813

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this