General Duke Posted December 31, 2007 Maamulka Guri ceel oo beniyay in ciidan Taabacsan maxaakiimta islaamiga ay la wareegeen deegaankaasi Sh, M network 29 Dec 07, 08:27 Mogadishu 29, Dec. 07 ( Sh.M.Network)Cismaan Ciise Nuur oo ah gudoomiye xigeenka Gobolka G/Gaduud oo u waramayay shabelle ayaa waxba kamjiraan ku tilaamamay warar sheegayay in ciidamo taabacsanaa maxaakiimtii islaamiga ay la wareegeen Gacan ku heeynta Magaalada Guri Ceel. Sidoo kale gudoomiye xigeenka waxaa uu sheegay in gacan ku heeynta magaalada Guri ceel iyo amaanka uu gacanta ugu jiro maamulka degmada isla markaana ya ciidamada maamulka wadaan qoresh ku aadan sidii ay u dajin lahaayeen dad fara badan oo iskuugu soo baxay magaaladaasi oo muujinayay sidii ay ugu faraxsanaayeen ka bixida ciidmada Ethiopia ee deegaanadaasi. Maamulka degmada guri ceel waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay in ciidamo fara badan oo taabacsan maxaakiimtii islaamiga lagu soo arkay dhulka baadiyaha ee hoos taga degmada Guri Ceel waxaan uu ku tilmaaya gudoomiye ku xigeenka degmadaasi Cismaan Ciise Nuur,in ay yihiin ciidamo tabacsan maamulka degmada isla markaana ay xoojin u yihiin ciidanka degmada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 31, 2007 Again prove that there is no militia capable of taking over a town even the one they hail from such as Guricel. Quote Share this post Link to post Share on other sites