Sign in to follow this  
Deeq A.

Dadweynaha Degmada DILLA oo gadooday,Jidgooyona ka galay wadada muhiimka ee Xidhiidhisa Hargeysa & Boorama

Recommended Posts

Deeq A.   
Shacabka ku nool Degmada Dila ayaa sameeyey jidgooyo kuwaasi oo xidhay wadada muhiimka ee Isku xidha Gobolada Maroodi-jeex iyo Awdal.
Dadkan oo ka gadoodsan dilkii maalintii shalay loo geystay sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha gobolka Salal oo lagu dillay magaalada Lawya-cado oo ka tirsan degmada Saylac.
345034093_943829506864349_11948228114792
344920851_248019567732233_51134653105378

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this