General Duke Posted August 2, 2009 Sh. Shariif oo u hambalyey PL 1 Aug 1, 2009 - 11:47:04 AM Ra'isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Xaflad caawa ka dhaceysa Madaxtooyada dowlada Puntland taasoo ay kasoo qayb galeen dad gaaraya 700 qof ayaa waxaa khadka taleefanka kaga soo hadley Madaxweynaha DFKMG ah Shekh Shariif iyo Ra'isal wasaraha Somalia Cumar Cabdirashiid. Xafladan ayaa dhacdey kadib markii maanta oo ku begneyd 1 August,2009 degaanada maamul goboleedka Puntland laga xusey sanadguradii 11aad ee markii dhidabada loo aasey MGPL. Madaxweynaha Somalia oo ku sugan wadanka Kenya ayaa yiri '' Walaheena Puntland wax badan ayaa qabsateen Hambalyo ayaan idin leenahay dowlada Somalia-yana waxey bilaabeysaa qorsheeda ku aadan arimahaas." Sheekh Shariif ayaa isaga oo hadlkiisa sii wata yiri "Puntland waa hooyadii Somalia waana ka warqabnaa waxa ay shacabkedu u sameeyen walalahood kale ee Somalia". Ra'isal wasaraha Somalia oo isaguna ku sugan wadanka Kenya ayaa sheegey inuu doonayey in xafladaan kasoo qayb galaan taasoo damaasheedka shacabka Puntland ilaa caawa u taagan yihiin. Mr.Rashiid ayaa ku booriyey in shacabka Puntland adkeystaan amaankooda isaga oo tilmaamey in ay nasiib daro tahay iney jiraan dad diidan in amaan lagu soo dabaalo Somalia, waa sida uu hadlka u yiri. Dhinaca kale waxaa isla caawa 1 August islaxafladaas kasoo hadley labo mudane oo katirsan Barlamanka Somalia kuwaasoo kala ahaa Ismaciil Hure Bubaa & Cali Baashi Xaji Maxamuud, wexeyna shaaca ka qaadeen iney kusoo wajahan yihiin Puntland. Puntland ayaa waxaa maanta ka dhacey magaalooyinkeeda munaasabad balaaran tasoo soo jeedatey indhaha shacabka Somaliyeed oo dagaladu aafeeyeen mudada 20 sano. Daawo sawirada xuska sandugaradii 11aad ee Puntland Sawirada iyo warbixinta xafladaan ayaan idiin soo gudbin doonaa. Radio Garowe,Garowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 2, 2009 The day when the Duke's beloved State came of age. Sharif Hotel & PM have scored a good goal and I commend them for honesty. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 2, 2009 Now will you stop putting down the President? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted August 2, 2009 Now will you stop putting down the President? Good advice for our brother Duke. We have to help the President and the PM in the difficult task of restoring the nation's honor and dignity, at least with our kind words and du'a. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 2, 2009 It depends on his performance , today he spoke well but he has to do more than just speak. Midnimo Qaran crap has to stop once and for all. It's a great day for the Duke. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted August 2, 2009 DELLUSIONAL....... looooooooooooooooooo oool. Since when did puntland become the mother of Somalia it was created 9 years ago. if it Somalia must be one pathetic country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 2, 2009 Originally posted by General Duke: Midnimo Qaran crap has to stop once and for all Hmmmmmmmmmmmmmmm ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 2, 2009 ^^^ JB, you didn't get what DUKE meant by dat, maalmahan he talks with codes, but that wasn't what he meant stay with the Hmmmmmmmmm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 2, 2009 I know what he is talking about ,,,, one word pisses some people off dee. They want Midnimo but not this Midnimo that is said ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted August 2, 2009 "Puntland is the mother of Somalia" Aabbihiin garta haddaba! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 2, 2009 The importance of that statement can not be underestimated , Sharif has realized the states singular pittance to his own fate. This is the important step and our Faroole is hammering this point home. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted August 3, 2009 Originally posted by AYOUB: quote: "Puntland is the mother of Somalia" Aabbihiin garta haddaba! waad le heyshay LOOOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites