Sign in to follow this  
Deeq A.

Banaan-bax salmi oo ka dhacay magaalada Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

Shacabka reer Berbera, ayaa cabasho xooggan ka muujiyey korodhka ku yimid lacagta leydhka, kuwaas oo ay sheegeen in aaney awoodin bixinteeda.

Dadka ayaa sameeyey isu-soo-baxyo salmi.

Maamulka Dawladda Hoose ee Berbera ayaa dhinacooda qaadey salaabooyin ay kaga hor-tagayaan in codka dadka cabanaynaa dibadda u baxo, waxaaney beegsaden Saxafiyiintii duubayey banaan-baxyada, halkan hoose ka daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this