Sign in to follow this  
Deeq A.

Mudaharaad ka qarxay Berbera+Weriyayaashii tebinaayey oo la xidhxidhay

Recommended Posts

Deeq A.   
Shacabka Magaalada Berbera ayaa Markii Ugu Horaysay Cabasho Xoogan Kamuujisay Laydhka Magaalada Berbera Oo Bishan Qiimo Xad-dhaafa Soo dalacay Waxaana Saaka ay Cabashadooda Lahortageen Wersheda Korantada Ee Magaalada Berbera.
Weriyayaal Duubayay Xaaladan Laydhka Ee Magalada Berbera ayaana Laxidh Xidhay.
  berbera.png· 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this