Sign in to follow this  
Deeq A.

Garaad Jaamac oo la hadlay Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   
in ka badan 200 oo wiil ayaa iskaga keen dhintay, inta aanay in kabadan inaga dhiman oo aynaan xabaalaha ku dul heshiin, walaalayaal dhulka yaga nooga baxa oo dhulkiina taga, idiin tilmaami mayno dhilkiina ‘ee.
Idinka yeeli mayno in aad tidhaah daan ingiriis ayaa nasiiyay dhulka yaga, dad walaalo ah oo daris ah oo mid walba dhulkiisa u madax banaan yahay aynu noqono”.
Garaad Jaamac Garaad Cali
May be an image of 2 people

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this