Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawlada kenya oo shaaciysey inay Ciidamadeeda kala baxayso Somalia+Goorta

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Kenya ayaa shaaca ka qaadey in uu bilaabayo in uu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya sannadka soo socda.
Ciidamada Kenya ayaa sugan inta badan Jubbaland.
May be an image of 5 people and text that says 'Kenyans .CO.KE President Ruto Announces Kenya Will Begin Withdrawing KDF Soldiers from Somalia in 2024 2nd May 2023'

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this