Sign in to follow this  
Deeq A.

Toloow mee Madaxweynaheeni go’aanka adkaa iyo Wasiiradeeni labada qawlal ka xun bayn jiray ee mid ba mar u jawaabi jiray Xisbiyada Mucaaradka

Recommended Posts

Deeq A.   
“Toloow mee Madaxweynaheeni go’aanka adkaa iyo Wasiiradeeni labada qawlal ka xun bayn jiray ee mid ba mar u jawaabi jiray Xisbiyada Mucaaradka ah. Mise marka ay halkaas oo kale xaalku gaadho warkoodu waa hogosho.”
“Xasan Sheekh Maxameed caawa hadal jeedintiisi waxa uu arintii Sool joogtay ku daray Sanaag oo waxa uu ka dhigay in ay tahay qadiyad si isku mid ah labadaa Gobol u saamaysa.
Waxa kale oo uu sheegay in ay iyagu arinta wada hadalkeeda ka shaqaynayaan oo ay iyagu soo direen Odayadii dhawan Hargaysa yimi. Ergaygana u magacaabeen.
Waxa kale oo uu isticmaalay oo waliba ku celceliyay weedha ah “Goboladii Waqooyi”, isagoo Somaliland u jeeda.
Waxa kale oo uu sheegay in Reer Sool iyo Reer Sanaag tooda uun socon doonto. Isagoo arintii Laascaanood joogtay labadaas Gobol ba ka dhaxaysiiyay.
Toloow mee Madaxweynaheeni go’aanka adkaa iyo Wasiiradeeni labada qawlal ka xun bayn jiray ee mid ba mar u jawaabi jiray Xisbiyada Mucaaradka ah. Mise marka ay halkaas oo kale xaalku gaadho warkoodu waa hogosho.”
mandela-e1643889862682-1.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this