Sign in to follow this  
Paragon

Meet Horn Relief in London, UK

Recommended Posts

Paragon   

Hay`adda Horn relief oo martiqaad u fidinaysa Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Uk

Posted to the Web Dec 19, 01:49

 

 

London:-Waxaa sharaf noo ah inaad nagala soo qayb gashaan xaflad loogu tala galay in dhaqaale loogu ururiyo(fund raising)dib udhiska dekeda laasqoray. mashruucan oo ahaa mid socday oo ay waday Hay`ada horn relief oo la asaasay 1991kii waxaa loo sameyey Hay`adan dib u dhiska dalka.

 

Waxayna mashaariic horumarineed oo badan ka fulisay wadanka gudihiisa.oo mashruucan ugu weyn yahay,waxa kaloo ka qayb qaadatay Hay`addu tsunaami gii ka dhacay xeebaha bari ee soomaaliya.waxay wado jidcade oo lagu qiyaasay 70km ka sameysay berderbayla.waxay kaloo ka qayb qadatay abaarihii ka dhacay wadanka oo ay 4000 (oo qoys) siisay qoys walba lacag dhan 150$.

 

Waxay kaloo tababaro u sameyeen dadka reer guuraaga ah.wixii faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan waxqabadka Hay`adda xaflada ayaa soo bandhigaysa.

 

Waxaa xaflada lagaga hadlayaa warbixin ku saabsan meesha uu marayo mash ruuca dekedu.waxa iyana qorshaha ku jira inay xaflda ka hadlaan. aqoony ahano,culuma`udiin,waxgarad,iyo marti sharaf kale *Waxa Ka had Doona Xafladaas:-

 

1)virendra sharma mp (southall)

 

2)julian bell -councilar(southall)

 

3)dr.c/laahi guled

 

4)axmed farah idaajaa

 

5)sacad ali shire

 

6)ahmed ali askar

 

7)ahmed cabdi dahir(sheel)

 

8)fadumo ali nour(horn relief) iyo cula`ma udiin iyo waxgarad kale.

 

 

Cinwaanka halka waa southall community oo ku yaal

 

Maalinta sonday.21 dec time ka 2:00pm- 20:00 pm

 

Southall community centre

20 merrick road -london

southall middlesex UB2 4AU BUSES:H32, 105,

195, E5, 120, H98 Trains:frist

Great westren and heathrow connect by Southall

Wixii intaa dheer kala xiriir howl wadeenada xaflada.

 

Ibraahim jama abtile:07960580485

Ali shabeel:07931914861

Maxamuud boocame;07931784831

 

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this