Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaare xoogan oo ka dhashay Banaanbaxyo ka dhacey Faransiiska.

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda France ayaa sheegtay in dibadbaxyo waaweyn, oo ay shalay sameeyeen shaqaalaha iyo dadweyne kale, ay ku dhaawacmeen in ka badan 100 askari oo ka tirsan ciidanka booliska.

Dadka mudaaharaadayay oo mucaaradsanaa madaxweynaha ayaa dibad-baxooda kusoo aadiyay Maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha Dunida.

Dhanka kale qaar ka mid ah dowladaha Yurub ayaa cambaareeyay gacanta adag ee ay booliska kula dhaqemeen dibad-baxayaasha.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this