Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland:Muqaalka Doox Qaatey Gaadhi & Dadkii saaraa oo…..

Recommended Posts

Deeq A.   

Daawo:Muqaalka

Maydka hal nin ayaa la hayaa  “Faatix Abdi Sareeye”, halka laba kalena la raadinaayo raq iyo ruux, kadib markii Sadex Nin oo Watay Gaadhi Land-cruiser ah uu qaaday Dooxa Huluuq ee u Dhaxeeya Hargeysa iyo Arabsiyo oo soo rogmaday.
Warar aanu helay hadda lixdii iyo Badhkii subaxnimo waxay tibaxayaan in la helay meydka ninkii labaad ee ku dhintay Daadkaas oo magaciisa la yidhaahdo  Jimcaale Cali Raage

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this