Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland hadii aad maqashaan waa dhaqaaqday, dadkiina aan xogogaalka ahaynoow ha u qaadanina dhaqaaqii hore-u-socodka

Recommended Posts

Deeq A.   
“Suldaan hebeloow, u jawaab Suldaan hebel.” Intaasi marka la qoraayo ayay fududahay, marka se ficlan loo samaynaayo, ma sahlana. Madaxtooyo, wasiirro, lacag, telefoono iyo shirar baa ku baxa. Shaqo culus weeye. Madaxweynaha iyo xukuumaddu shaqo adag, oo adag, oo xataa ka sii adag wax kasta oo adag, oo aydaan sinaba u malayn karayn ayay hayaan!
Is ku soo wada duub, Somaliland hadii aad maqashaan waa dhaqaaqday, dadkiina aan xogogaalka ahaynoow ha u qaadanina dhaqaaqii hore-u-socodka! Kalmado micnayaal badan leh baa jira.
Waxaa Qoray:

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this