Sign in to follow this  
General Duke

MN community support library resource center for Galkacyu PICS

Recommended Posts

DSC03951.JPG

 

Magaalada Galkacyo oo Dhowaan loo furayo Maktabad, Xurunta Aqoonta & Adeega Bulshada iyo Reer Minnesota oo Taageeray

 

Sawirada oo badan halkan ka eeg

 

Madaxa Ururka Cusub ee Horn of Africa Community Development Mudane Warsame M. Hassan oo loo yaqaano Warsame Dheere ahna Aqoon yahay Somaliyeed ayaa soo bandhigay qorsho cusub oo lagu dhisayo Maktabad Cilmiga Maadigaa iyo diiniga lagu kaydiyo iyo waliba Cilmiga Computerka iyo Internet ka iyo goob Shirarka lagu qabto. Maktabadda Ururkaan Horn Of Africa soo bandhigay ayaa waxaa nasiib u Yeeshay Magaala madaxda Gobalka Mudug ee Galkacyo oo Somalia kaga taalada meesha Dad ka ay Xuduntu kaga taala ama ku taala bartamaha Somaliya, Sidaas waxaa yiri Warsame, waxuuna soo bandhigay Sawiro muujinaya Baahida loo qabo Maktabadan. Magalaada Galkacyo ayaa waxaa Ku nool sida uu uu sheegay qiyaas ahaan dad gaaraya 300,000 oo qof, 2/3 laba meelood boqolkiiba ama Saddex meeloodna waa dhalinyaro ama dad wax barta oo aan haysan meel ay wax ku akhristaan .

Share this post


Link to post
Share on other sites

DSC03936.JPG

 

Mudug library Resource Center ayaa lagu daah furi doonaa Maktabada qorshaheeda la soo ban dhigay halkan ka dhagayso Frank oo Warsame soo dhaweynaya Halkan ka dhagayso Sidoo kale halkan ka dhagayso Warsame oo Sharaxaya Baahida loo qabo Maktabadaan.

 

Sidoo kale waxaa ka hadlay Dr Frank Schwiegert oo ah Macalin Dhiga Dugsiyada sare ama College Professor Mudane Frank waxuu sheegay in uu taageerayo qorshahan ugubkaa ee cusub.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DSC03983.JPG

 

Sh Cabdiqani Qardhaawi ayaa kalmado qiiro leh oo ku saabsan baahida loo qabo aqoonta iyo in la taageero qorshahan ku dhiira galiyey Soomaalidii ka soo qayb gashay waxuuna shiikhu goobtaas ku aruuriyey lacag aad u fara badan walow aanan la sheegin inta lagu deeqay. Sh Qardhaawi oo dad ka Dhiira galinaya oo Kaftamaya halkan ka dhagayso.

 

 

DSC03998.JPG

Waxaa kaloo Goobta ka hadlay Ibraahim Aaye oo ah mid ka mida Macalimiinta Iskuulada Minneapolis wax ka dhigta waxuu sheegay in Gurigiisa buugaatu ka bateen ka dibna uu ku guray Sariirta hoosteeda asaga oo tilmaamayaa Jacaylka uu u qabo buugaag ama aqoon korarsiga waxuuna tilmaamay Dhalin yaradu waxa ay akhriyaan in ay fakar ka qaataan isla markaan wax akhrisku uu tarbiyadooda qayb weyn ka qaato halkan ka dhagayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DSC03974.JPG

 

Cabdirahman Cumar Cabduraxmaan Shaacir oo ah Abwaan Soomaaliyeed hase yeeshee ahaa maantay Xiriiriyaha Barnaamijkaan ayaa Gabay dheer oo aad u xiisa badan ku soo dhaweeyey Saciid Saalax Axmed oo ah Abwaan Mu alifweyn oo Somalidu wada taqaan laguna Xasuusto Alif la Kor dhabay Alif la hoos dhigay Barnaamij yadii Wasaaradda Waxbarasha Somaliya ka hor 1991. Abwaan Shaacir ayaa aad iyo aad oga yaabiyey Somalidii iyo ajanbigii ka soo qayb galay Gabygaan xiisaha leh ee loo tiriyey Mu'aif Saciid Saalax iyo Gabaygii halkan kadhagayso , sidoo kale hadalkii Saciid Saalax halkan ka dhagayso .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Peacenow   

What are these children learning? What use is way of life?

The country has no oil. Yet they sit and worship arab culture.

The arabs hate you and don't respect you. You are worse than dirt to him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Excellent work by the diaspora, this is the way to go... we need more of these in cities like Garowe, Laascaanood, Qardho, Carmo, Bosaaso etc...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Peacenow: Adeer go spew your insults somewhere else, this thread is about an educational institution to be build in the Muslim country called Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Originally posted by peacenow:

What are these children learning? What use is way of life?

The country has no oil. Yet they sit and worship arab culture.

The arabs hate you and don't respect you. You are worse than dirt to him.

"what use is way of life"

 

What ever that means...(is that english)

 

 

What the h.ell? ISLAMIC studies has nothing to do with Arabian culture. You're one ignorant peace of you know what>>>>

 

 

You can hate Arabs all you want but c'mon dawg, Islaam...are you kidding me?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this