Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddida Garxajisey haddii aad leedihiin taladayadii hadal bay ku soo uruurtay warka dadka u cadeeya Maanta laga bilaabo……….

Recommended Posts

Deeq A.   
” Guddida Garxajisey haddii aad leedihiin taladayadii hadal bay ku soo uruurtay warka dadka u cadeeya maanta laga bilaabo hadal aan idinka sugaynaa ma jirto,
Muuse maanta wuxuu marayaa inuu Xeerkii doorashooyinka fara galiyo, Gudoomiyahayga cada gude waxaan leeyahay hadalkii shalay aad tidhi waan kugu taageersanahay laakiin hadaalka yuu hadal ka danbayne ficil haka danbeeyo, hadal kale socon maaye, Muuse afgaal iyo mid Muslimba waa lagula hadloo wuu ka dhaga furaystee, lagusii jiri maayo in maalin walba Warbaahinta la taagnaado.”
” Siyaasi Farxaan Cabdi Aw-xirsi.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this