Sign in to follow this  
Deeq A.

Faa’iidooyinka laga dhaxlay isu-soobaxii & Soo-dhaweyntii Gudoomiyaha Dhaqanka Beelaha Garxajis

Recommended Posts

Deeq A.   
FAA’IIDOOYINKA LAGA DHAXLAY ISUSOOBAXI LAGU SOO DHAWEEYAY Guddoomiyaha Dhaqanka West Burco Clan
Waxa qoray Abdifatah Ileeye
1. Waxa dhab loogu quusgooyey West Burco Clan dambe ama reer dambe oo loo samaysto rag magacooda sheegta balse cid kale iskaga shaqaysato. Waxa la muujiyey rabitaanka dadku inuu yahay kan go’aamiya cidda xurmada ku leh dadkeeda ee Madaxtooyadu aanay go’aamin karin.
2. Waxa loo quusgooyey filashadii Muuse ee ahayd dad aad xabbad la dhacdo ama aad xidhxidho ayaa lagu cabsan oo dadku u soo bixi waayi. Waxa dhab loo muujiyay dhiirani si cad loogu diidi karo adyadda goor kasta oo loo baahdo.
3. Waxa si cad loo muujiyay inay dadka reer Somaliland leeyihiin dad damiirkoodu nool yahay, oo aan ninna uga gabban u hiilinta xaqa iyo diididda dulmiga. Dulmiga laga galay reer Laascaanood ayaa mar kale la caddeeyay. Hiil baa loo muujiyay. Farriin cadna waa la diray.
4. Saddexdaa qodobba waxa ay garab iyo gaashaan u yihiin rajo-abuurka in Somaliland ka baaqsato burbur iyo wax qof ku takrifali karo!
GOBANIMO!
343778668_555150306772552_87760372948842
343807546_113601251717953_81805162215424
343703137_612168760825131_77272112219360

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this